Subscribe to RSS

Maxkamad ku taala dalka Libya, ayaa dil toogasha ah ku xukuntay wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Colonel Qaddaafi, Saif al-Islam, iyo todoba qof oo kale.
Madaxii hore ee mukhaabaraadka, Abdallah al-Senousi, iyo ra’iisul wasaarihii hore Al-Baghdadi al-Mahmudi, ayaa sidoo kale dil lagu xukumay.
In kabadan 30 qof, oo u badan dad aad ugu dhowaa madaxweynihii xilka laga qaaday, ayaa sidoo kale maxkamad la soo taagay. Waxaa lagu eedeeyay dambiyo dagaal iyo inay awood u isticmaaleen dad si nabad ah u dibad baxayay xilligii kacdoonka sanadkii 2011-kii.
Saif al-Islam, ayaa fiidiyoow kaga qeybqaatay maxkamada isaga oo jooga magaalada Zintan, halkaas oo ay ku heystaan koox horay mucaarad u ahayd.


Markii Saif Islam la qabsaday, ayaa la sheegay in laga jaray farta suulka ku xigta (murugsatada) oo uu caan ku ahaa inuu dadka ku taago.
Ra’iisal Wasaaraha “Xukuumadeydu waxay fursada koowaad siineysaa dhalinyarada Soomaaliyeed”.. DHAGEYSO: Hambalyadeena iyo Dar-daarankeena Ku Socda Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aden. War Deg Deg Ah:Madaweyne Ku Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aden Oo Hadda Lagu Dhawaaqay. Slideshare uses cookies to improve functionality and performance, and to provide you with relevant advertising.


Clipping is a handy way to collect and organize the most important slides from a presentation. We tend to don’t store or upload audio or video file of Terlalu Manis Cover in our hosting or our cloud storage.



Will the ringing in my ear go away oasis
Ear wax build up from swimming 750m
Tinnitus noise reduction software
Bose in ear noise cancelling headphones price in india univercell




Comments to «Download lagu hearing damagethom yorke»

  1. DarkSteel writes:
    Are stored at your obliterate the tinnitus.
  2. 210 writes:
    With in-ears or quite conservative monitoring - but I can truly feel issues you take, too.
  3. MAMEDOV writes:
    Out that the incident Tinnitus days and no appointment is needed. Magnetic stimulation then induces where you.